Haweenka Jubaland Oo loogu baaqay in gabdhaha lagu dhiiri geliyo Waxbarashada.

0
16

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Hidaha Sare Maamulka Jubbaland oo la kulmey Haweenka ka socdey Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay in ay gabdhaha ku dhiirigaliyaan Waxbarashada.

Cabdinaasir Seyraar maax Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Hidaha Sare Maamulka Jubbaland aya sheegey in gabdhaha inta badan ay ku yeryihiin goobaha waxbarashada Dalka guud ahaan

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here