Haweenka Jowhar Oo Qorsheynayo in ay ka mid Noqdaan Golaha Deegaanka.

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Haweenka Soomaaliyeed waxay ahayeen haweenka kuwo dadaalkoda 30-kii sano ee la soo dhaafay ayaa door muhiim ah ku lahaayeen siyaasadda iyo Nabada.

Gudoomiyaha Ururka Haweenka G/Sh /Dhexe madiino cadow ayaa Codsaday wasarada haweenka arimaha gudaha hirshabeelle Haweenka Iyo Dhalinyaradda ina ay Door ku lahaadaan ka qeyb galka dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Jowhar.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here