Haweenka Hilibka ku Iibiya Suuqa Mursal Baydhabo Oo Ka waramey Ganacsigooda

0
202

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hilibka xoolaha kala duwan wuxuu qeyb ka yahay waxyaabaha sida maalin laha ah ee loo isticmaalo kuwaasi oo lagu iibiyo kawaanada waa weyn ee suuqyada, waxaa kaloo jira kuwo kale oo lagu iibiyo miisaska yar-yar ee xaafadaha kuwaaso oo qaarkood u badan iibintooda haweenka.

Suuq weynaha xaafadda Mursal ee magaalada Baydhabo waxaa si lamid ah Hilibka ku iibiya hooyooyin ku biisha carruurtooda qaar ka mid ah haweenkaan ayaa waxay ganacsigaan iibinta Hilibka ku jira mudo sanado ah oo fahankooda sareeya.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here