Haweenka Hidaha iyo dhaqanka si farshaxan ahaan u soo bandhiga Oo ka hadleen sida ay tahay Shaqadaasi.

0
822

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waxaa mudooyinkaan dambe dumarka soomaaliyeed qeyb weyn ka qaadanayaan Horumarka dhaqaalaha, Siyaasad ,Ganacasiga iyo farshaxanka Dumarkasi waxa qeyb ka ah haweenka Magaalada Baydhabo.

Farshaxanka ama hidaha iyo dhaqanka waxa ka mid ahaa waxa yaabaha soo nooleeyaa hidaha dhaqaanka oo ay dadka hada jira ay ka tageyn hidaha soo nooleynta xirafadahasi waxaa shaqo u noqatay dumar farabadan oo shaqo la,aan ahaayeen.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here