Haweenka Gobalka Baay Oo Loogu Baaqay in ay ku dadaalaan Waxbarashada.

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Marka laga hadlaayo dhinacyada bulsho laga horumariyo waxaa ka mid ah waxbarashada oo door muhiima ka qaadata horumarka bulshada iyo isbeddelka waxabarashada dumarka, Waxay ku tusinaysaa saamaynta iyo waxtarka ay bulshada ku leeyihiin haweenka kuwooda cilmiga bartay iyo saamayntooda.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here