Haweenka ganacsatada yar-yar ku leh Hargeysa oo loo qabtay tababar Wacyi-galin ah oo ku saabsan cudurka HIV/AIDS-ka.

0
92

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka Xakamaynta HIV-ADIS ee Soomliland ayaa Tababar wacyi-galin ah u qabtay qaar ka mida haweenka ganacsatada yar-yar ee magaalada hargeysa.

Tababarka ayaa waxa uu ku saabsanaa xakameynta HIV-ADIS iyo sidii looga hortagi lahaa halistiisa.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here