Haweenka Ganacsatada Deegaanka Goobweyn Oo dalbadey in laga caawiyo goob ay ku Ganacsadaan

0
153

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Haweenka ku ganacsada hareeraha wadada laamiga ah ee deegaanka Goobweyn ayaa waxay iibiyaan Cuntada Fudud sida Burka,Bajiyaha iyo kuwa kale oo ay kamid yahay Sanbuuska, haweenka ayaa waxaa soo wajahday Culeysyo sida ay sheegay in ku gabaan goobta ay ku ganacsatadan oo aan aheen mid wanagsan ay u bahanan lahaayeen in loo dhiso Goobo Wanagsan ayagoo ay Hay’adaha iyo Mamulka Jubaland ka codsadeen

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here