Haweenka Dhuusamareeb Oo ku baaqey joojinta dagaal beeladdyo ka socda Galmudug.

0
61

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Laandheer oo u dhaxeeya Degmooyinka Xiraale iyo Caabudwaaq ee Galmudug ayaa dhawaan ka dhacay dagaal beeladdyo, kuwaas oo marar badan ku soo laablaabtey Galmudug.

Ururka Haweenka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa ku baaqey joojinta dagaal beeladdyada ka socda Galmudug.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here