Haweenka Dhuusamareeb oo kaalin weyn ku leh Caawinta Bulshada danyarta ah

0
192

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanada maamulka Galmdug waxaa ka jira Haweenka ka shaqeeya arrimaha Samafalka islamarkaana door muhiim ah kuleh waxaana La sheegay in dumarkaasi ay yihin kuwa xog-ogaal u ah arrimaha bulshada dhexdeeda  kajira gaar ahaan dadka intooda dhibaateysan ama gargaarka u baahan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Malyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here