Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Koonfur Galbeed ayaa qaar ka mid ah haweenka degmada Marka u qaybisay agab kalluumaysi oo isugu jira Faranjeero, Solaro iyo agabka fudud ee kalluumaysiga.
Haaweenka loo qeybiyey agabka kaluumeyga ayaa ah kuwa leh xifrado u shaqeystaan kaluunka ayigoona sidoo kale bartey xirfada kaulmeysiga kana helaaan qarashaadka ay ku maareyaan reerkooda.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir