Haweenka Degmada Baydhabo Oo Doorkooda ka qaadanaya Horumarinta Nabadda

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Haweenka ayaa ah kuwa mar weliba kalintooda ka qaata Nabad dhiska Soomaliyeed iyo sidii loo hormarin lahaa bulshada si loo helo wada Noolaanshaha Bulshada.

Haweenka ku nool Magaalada Baydhabo ayaa waxay laf dhabar u yihiin Nabada iyo Xasiloonida ay heystaan Bulshada iyagoo qeyb ka ah Wax kasta oo lagu Horumarinayo Bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here