Haweenka Cadaado oo Barakacayaasha Bara Xirfado ay Noloshooda ku maareeyaan

0
152

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud Haweenka dhalinyarada aqoonyahanka ee ku nool degmadasi waxay aasaaseen urur ay ku midaysan yihiin,Gudoomiyaha ururka haweenka dhalinyarada aqoonyahanada caasho daahir cali oo ka hadashay oo barakacayaasha Degmadaasi bara xirfado ay noloshooda ku maareeyaan

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here