Haweenka Baydhabo Oo Loo Tababarayo ka qeyb galka Arrimaha Siyaasada iyo Garsoorka Dalka.

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo kor logu qaadayey sidii haweenka ay uga Qeyb qadan lahaayen Arrimaha Horumarinta siyaasada iyo Garsoorka KG ayaa loo qabtey Haween ka kala socdey Ururada Bulshada Tabanka xaafadood ee Baydhabo ,Haweenka golaha wakiilada KGS iyo masuuliyiin kale.

Wasiirka Wasaraadda Haweenka iyo Arimaha qoyska Dowlada KG Marwo Nasro Aweys Sheekh ayaa ka qeyb galayaasha tababarkan kula dardarntay in ay ka faa’ideystaan casharrada ay bixinayaan macalimiinta.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here