Haweenka Baydhabo Oo loo qabtey Tababar ku saabsan Xalinta khilaafaadka iyo Nabada.

0
92

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo lagu qabtey magaalada Baydhabo ayaa waxaa looga Arinsanaayey haweenka ka shaqeeya isbedelka dib u heshiisiinta Xirfadaha dhax dhaxaadinta ,wakiilada isku xirka haweenka iyo nabada kaasi oo soo qaban qaabisey wasarada haweenka koonfur galbeed soomaliya aydioo kulanka ay qeyb ka ahaayen haweenka ka kala socodey degmooyinka Xudur baraawe Iyo Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here