Haweenka Baydhabo Oo Codsadey in Loo dhiso Goobo ay ku bartaan Xirfadaha Farsamada gacanta.

0
89

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Haweenka Soomaaliyeed ayaa aad ugu dadaala sidii ay waxbarashadooda sare ugu qaadi lahaayeen, madaama fursad aan u helin markii ay yaraayeen waxabarashada ayaa hada u tagaan in ay naftooda hormariyaan ayagoon jooga guriyadooda oo caruurtada ku dhaxa jiraa in ay bartaan xirfada kala duwan sida farsamada gacanta,xarqaanka , cilaanka, dharkariska, oo dumarka u fudud inay noloshooda ku mareeyaan hadii ay bartaan noloshooda waxabadan ka badali karto.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here