Haweenka Baladweyne oo noloshooda ka maareeya iibinta mac-macaanka.

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool Haween badan oo nolosha reerkooda ka mareeya xirfado iyo ganacsi ay abuurteen sida sameeynta sisinta iyo nacnac burburka waxaana ay kasii iibiyaan Bulshada magaalada Baladweyne maadama aad u isticmaalan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here