Haweeney qaab halis badan looga daaweeyay HIV.

0
485
de: Eine computergenerierte, vereinfachte Darstellung von HIV-Partikeln. Die virale Hüllmembran ist grün dargestellt, das Hüllprotein gelb. en: A computer generated, simplified graphic depicting HIV particles. The viral envelope is shown in green, the envelope protein is depicted in yellow.

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Haweeney u dhalatay dalka Mareykanka ayaa la aaminsan yahay inay tahay qofkii saddexaad iyo haweeneydii ugu horreysay ee abid laga daweeyay fayraska HIV-ga.

Gabadhan ayaa baadhitaankii lagu sameeyay looga waayay fayraska kaddib markii lagu daweeyay hab dhiig kale loogu tallaalay.

Bukaankan ayaa la sheegay in lagu tallaalay unugyo dhiig ah oo uu lahaa qof si dabiici ah uu jirkiisa isaga difaacay fayraska sababa cudurka Aids-ka.

Muddo 14 bilood ah ayay haweeneydan xor tahay fayraska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here