Haweeneey ku nool Kismaayo oo nolosha qoyskeeda ka maareeyso xirfadda sawirada ama Arts-ka guryaha.

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shamso Maxamad Jeeylaani oo ah Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Kismaayo ayaa ku dhiiratay iney ku shaqeysato xirfadda riinjiyeenta guryaha gaar ahaan sawirada ama Aartiska Kadib markii ay ka baratay seygeeda oo shaqadan ku jira.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here