Haween Magaalada Baydhabo ka hirgaliyay Maqaayad lagu iibiyo Cunooyinka Dalka.

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gabdhaha ayaa fadhiga ka kacay ee bilaabey shaqa Abuur Ganacsi iyadoo Xaruumo Ganacsi oo badan ee Magaalada baydhabo ay Abuurteen Gabdho, kuwaas oo meelo uga jira Gacsiga qeeybihiisa kala Duwan.

Maqsuud Resturant And Caferteria waa Goob maqaaxi ah oo Ganacsi, waxaana laga furey Xaafada Bardaale ee Degmada Baydhabo , taas oo Fikirkeeda iska leh Zahra Aadan Taraafik oo kamid ah Gabdhaha Magalaada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here