Haween Dhameystay Far-barashada Qur’aan-ka Kariimka Oo kulan dhiira-gelin ah Loogu qabtay Baydhabo.

0
30

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Haween dhameystey umuhatu Muminiin farbarka qur’aan-ka Kariimka ayaa hadda u soo jeestay barashada qur’aan-ka Kariimka si ay kor ugu qaadaan codka haweenka akhriya qur’aanka kariimka ah, isla markaana midba midka kale ku dhiirri-galiso in ay akhriskooda wanaagjiyaan waan ay qoraan.

Xaflad lagu dhiiragelinyay oo loo qabtay haweenkaas ayaa waxaa ka soo qeyb galay macalimiin, waalidiin iyo culimada deegaanka waxayna ku dhiirigeliyeen Hooyooyinka maanta dhameystay Farbarka qur’aanka kariimka in lagu booriyo in ay sii wadaan dadaalkooda ku aadan barashada qur’aanka kariimka ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here