Haween Degmada Bardaale Meel banaan wax kaga barta Oo dalbadey in loo dhiso Madaraso

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Haween badan oo ku nool Degmada Bardaale ayaa waxay wax ku bartaan geed hoostiisa kadib markii ay waayeen cid u dhista goob ay wax ku bartaan taasina caqabad ku tahay hankooda Waxbarasho maadama ay adagtahay in mudo meel banaan ah wax lagu sii barto

Haweenkan ayaa baranaya Culuumta Diiniga ah iyo Maadooyin kale Maadiga ah iyaga iyo Carurtoodaba inkastoo ay jiraan Goobo Waxbarasho ee ku yeela Degmada Bardaale hadana waxay baahi u qabaan xaafadaha ay degan yihiin sidii ay ugu heli lahaayeen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here