Haween Danyar ah Oo Nolosha reerkooda ku maareeya Iibinta Digaaga.

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Marka laga hadlaayo Arrimaha Ganacsiga Haweenka Soomaaliyeed ayaa ah kuwa Kaalin Wanaagsan kaga jira Suuqayada Magaalada Baydhabo Si ay Nolosho reerahooda u maareeyaan.

Ganacsiyada lagu arko Haweenka ayaa waxaa ka mid ah Iibinta Digaaga kala duwan kuwaasi oo kamid ah meelaha inta badan ay ku Ganacsadaan Haweenka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here