Haween Danyar ah ku nool Baydhabo Oo Codsadey in Shaqa Abuur Loo Sameeyo.

0
144

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa jira Haween badan oo heysta Duruufo kala duwan ku kaliftey in ay wadooyinka ku dabarsadaan kadib markii ay waayeen Xirfado iyo Fursado ay ku shaqeystaan,Hadana u baahan nolol Waxbarasho, Caafimaad, intaasna aysan awoodin.

Qaar kamid ah Haweenkaas oo ku nool Magaalada Baydhabo Heysatana durufahaas ayaa waxay Hey’adaha iyo Dowlada ka dalbadeen in shaqa abuur loo sameeyo si ay u helaan Nolol Wanaagsan Waxbarasho Caafimaad iyaga iyo Caruurtooda.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here