Haween Bartay Xirfada Dhar Tolista Oo Agab ay ku shaqeystaan Loogu Qeybiyey Burco.

0
31

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hay’adaa Amoud Foundation ayaa 15 Haween Oo ka mid ah Haweenka ku nool Magaalada Burco u soo gaban gabeeysey Tababar lagu Baranaayey Farsamada Gacanta gaar ahaan Tolista dharka, ayidoona marka uu u soo idlaatey Barshada Farsamada Haweenkaasi lagu dudoonsiyey qalabkii ay ku shaqeysan lahayeen.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maalling Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here