Haween Bartey Xirfado kala duwan Oo Xaflad Shahaada lagu Gudoonsiinayey Loogu qabtey Baydhabo

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Haweenkan ayaa labarey Xirfado kala duwan Sida Cilaan saarka dhar kariska Xarqaanka iyo kuwa kale kuwaas oo gaaraya 100 Gabdhood oo laga soo kala xuley Xaafadaha Magaalada iyadoo magalada baydhabo looga qabtey Munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsinaayey

Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galey gudoomiyaasha ururuka haween gobolka bay iyo kan degmada baydhabo wakiilo ka kala socodey bangiyada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here