Haween bartey Xirfadaha Gacanta Oo Xaflad Loogu qabtey Baydhabo

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xafladan oo aheyd mid shahaadooyin lagu gudoonsiinayey 45 Haweenka oo ka faa’ideystay xirfadaha gacanta oo ay kamid yihiin Dhar karinta, Tolista kharqaanka iyo cilaan saarka ayaa lagu qabtay Magalaada Baydhabo.

Tababarka ayaa Socdey Mudo afar bil oo ay ku barteen qeybaha kala duwan ee Xirfadaha gacanta ayna soo qaban qaabiyeen Daladda Horumarinta Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here