Haween bartay xirfadda dhar tolista oo munaasabad loogu qabtay Hargeysa

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad shahaadooyin lagu kudoonsiinayey haween bartay xifada dhar tolista iyo akhriska isla markaana wax ka bartay dugsi farsamada gacanta Hargeysa

Waxa ka qeyb kalay munaasbada mas’uuliyiinta wasaarada waxbarashada Somaliland iyo mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda pharo foundation iyo marti Sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here