Haween Bartay Farsamada Gacanta Oo Agab kala duwan Lagu guddoonsiyay Baydhabo.

0
29

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mashruuca Kaafiye Plus ayaa waxaa ka faa’ideystey 45 haween ah oo laga kala keeney xaafadaha kaamamka ku yaal duleedka Magaalada Baydhabo kuwaasi oo mudo 4 bilood ah la baraayey xirfada Dhar tolista ayidoona dhamaadka barashada farsamadooda loo qabtey Munaasbada shahadooyin iyo aqabkii ay ku shaqeysan laahyeen la gudoonsiiyay.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here