Haween ay dhalmadu ka daahday oo  daaweyn loogu  sameeyay Isbitaalka Global Fertility .

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isbitaalka Global Fertility ayaa waxa uu kamid yahay Xarumaha Caafimaadka ee ka jira Magaalada Muqdisho si gaar ahaan ugu shaqeeyo dadka dhalmada ka daahdey,Maamulka Isbitaalka ayaa waxa uu soo bandhigay haween dhalmadu ka daahday oo uu daaweyn guuleysatay loo sameeyay

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here