Hargeysa Oo lagu Dah-furey habraacyada ilaalinta tayada dhismayaasha Soomaaliland

0
158

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadaan ayaa waxaa lagu Dah-furayey habraacyada ilaalinta tayada dhismayaasha iyo habraacyada diwaangalinta shirkadaha dhismayaasha iyo injineerada.waxaana ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan Bulshada Madax ka socotey Hey’adaha Dowlada iyo Marti sharaf kale.

Barnaamijkan ayaa loogu gol leeyahay sidii loo ilaalin lahaa tayada dhismiyaasha si aysan u noqon kuwa taya xun markiiba iska duma.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here