Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Hargyesa ee maamulka Somaliland ayaa waxaa lagu qabtay xafladda furitaanka shirkadda Qurxinta iyo Qalabeynta ee Dheeh Decoration, waxaana xafladda furitaanka shirkadda ka soo qeyb galay agaasimaha daladda naafada, dhalinyarada magaalada iyo mas’uuliyiin kale.
Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse AteeraÂ