Guryo ku basbeelay dab ka kacay xaafada Siinaay Degmada Boondheere.

0
45

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xaafada siinaay ee Degmada Boondheere ayaa wxaa ka kacay dad xoogan oo saameeyey ganacsiyada iyo xaafadaha qaar eek u yaala siinaay

Dadka ayaa waxaa uu intiisa badan ka kacay guri ku yaala Xaafada Siinaay waxaana gurmar degdeg ah u fidiyey Dabdamiska Gobolka Banaadir.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani