Gurmad Daawo ah Oo Loo direy Magaalada Baladweyne.

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deeqdan gar gaarka ah ayaa ka kooban dhammaan noocyada kala duwan daawooyinka ayaa Isbitaalka Sama-kaab ee Magaalada Muqdisho u diray Magaalada Baladweyne oo ku fatahay webiga Shabeelle, maadama laga Cabsi qabo in ay Cuduro ka dilaacaan,

Daawooyinkan ayaa looga talgalay in la gaarsiiyo dadka dhibaatooyinka xoogan ka soo gaaray fatahaadaha webiga Shabeelle iyo roobka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here