Guriyaal loo dhisey Barakacayaasha Baydhabo Oo Xariga Laga jarey

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Maamulka degmada Baydhabo ahna duqa magaalada mudane Abdullahi Ali Watiin ayaa xariga ka jarey 70 guri oo loo dhisey qaar kamid ah dadka soo barakacay ee ku nool Magaalada Baydhabo.

Dhismaha guriyahan ayaa waxaa iska kaashadey Hay’ada UNHCR iyo Dowlada hoose ee degmada Baydhabo waxaana laga dhisey Xaafada Barwaaqo ee magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here