Gudoonka waxbarashada Xudur oo ku baaqay in Carruurta Barakacayaasha Wax la baro.

0
114

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa waxaa ka jira kaamam badan oo ku nool dad ku soo barkacay degmada abaarihii la soo dhaafay ee dalka ka dhacay dadkaasi oo u badan dad da’ ah iyo carruur gaaray xiligadii waxbarashada.

Qaar kamid ah carruurta ku soo barkacay degmada Xudur ee ku jira kaamamka ayaa degmooyinkii ay ka imadeen waxay ku heysteen waxbarasho oo iskuulada ah balse markay soo gareen degmada Xudur ayaa gaabis ku imaaday waxbarashadooda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here