Gudoonka Waxbarashada Degmada Baydhabo Ee Wasaarada Waxbarashada KG Oo Ka hadlay dib u dhaca Waxbarasho uu Sababay Cudurka Covid 19.

0
452

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sanadkii Lasoo dhaafay 2020ka Bishii Marso ayay Dowlada Soomaaliya Soo rogtay Bandow guud ahaan Dalka Sababa La Xariiray Cudurka Safmarka ah Ee Covid 19 Oo Ku Faafay guud ahaan Soomaaliya,Si loogu hortago loona Joojiyo Saameyntiisa.

Dhowrkii Bilood ay Xayiraada Jirtay Goobaha Saameynta ku yeeshay Cudurka waxaa kamid ah Iskuulada Waxbarashada oo Ardeyda gaab uu ka galay duruustooda,Waxaa Waqtigaasi Sida uu Xaalku ahaa si kooban u Sharaxaya Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Baydhabo Yuusuf Mahamed idiris.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here