Baydhabo(Radio Arlaadi)-Soomaaliya ayaan ka jirin Bangi Dhiig Lagu Keydiyo oo dadka soo wajahda baahi dhiig Sida dadka waxyeelada ka soo gaarta Shilalka Qaraxyada Hooyada iyo dhalaanka iyo kuwa kale,waxaa inta badan la isticmaala marka dhiiga loo baahdo oo dadka loo yeero taasi oo Mararka qaar Sababta in inta qofka dhiiga u baahan qof ku dhiig ah loo raadinayo uu Geeriyaado.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade