Gudoonka Ururka Samafalka iyo Hormarinta Dhalinyarada KG Oo Sheegey in ay ka shaqeynayaan Hormarinta Dhalinyarada

0
412

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhalinyarada Ku nool Soomaliya ayaa inta badan waxaa la sheegaa in Hormar Wanaagsan ka sameyn Nolosha Sidaa darteed ay u baahan yihiin dhiiri gilin iyo garab istaag adag loo muujiyo maadama ay yihiin laf dhabarka Dalka.

Ururka Samafalka iyo Hormarinta Dhalinyarada KG oo ka shaqeeya Hormarinta dhalinyarada sida arimaha is dhaxgalka Bulshada iyadoo loo marayo kulamo Caadi ah Kulan Ciyaareed is dhax gal ah Taagerada waxbarashada dhiiri gilinta kuwa Nolosha raba in ay hormar ka sameeyaan iyo Wacyigilinta Tahriibka oo Mustaqbalkooda Halis weyn ku ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nuur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here