Gudoonka Ururka Qareenada KG Oo Ka hadlay Muhiimada ay leedahay in La helo Qareen ka qeyb gala Dacwadaha Ciqaabta

0
291

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gudoomiyaha Ururka Qareenada Koonfur Galbeed Abukate Cumar Macalin Abdi oo Wareysi uu Siiyey Idaacada Arlaadi Ee Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu aad uga hadlay Muhiimada KG u leedahay in La helo Qareenada ka qeyb gala Dacwadaha Ciqaabta ah oo ay qaadayaan Maxkamadaha KG.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here