Gudoonka Ururka Dhalinyarada Gobolka Baay Oo Dhalinyarada ugu baaqey in ay la yimaadaan Hal-abuur.

0
404

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhalinyarada Ku nool Gobolka Baay ayaa inta badan wajahaya shaqa la,aan iyadoo sanadkasta iskuulada iyo Jaamacadaha ka soo baxaan boqolaal Ardey, hadana aysan helin shaqa abuur wanaagsan si ay Nolosha reerkooda iyo mustaqbalkooduba u hagaajistaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here