Gudoonada Dhalinyarada Ardeyda Iskuulada Kismaayo Oo La barayo Xirfadaha Hogaamineed

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen Uurka Dhalinyarada Jubaland ee lagu qabtey Magaalada Kismaayo ayaa labada maalin uu socoda loogu hadli doonaa sida kor loogu qaadi karo Xirafadaha Gudoonada Dhalinyarada Ardeyda Iskuulada Jubaland, Maadama Horumarinta Xirfadaha ay qeyb ka qaadato Shaqa la,aanta.

Gudoomiyaha Dhalinyarada Kismaayo Abaadir Abdarahman iyo Gudoomiyaha Ardeyda Iskuulaadka Kismaayo Ahmed Khalif ayaa waxay sheegeen in Kulankaan ay uga tala galeen mid ay ku muujinayaan Awoodooda iyagoo xusey muhiimada ay leedahay in dhalinyarada la garb istaago

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here