Gudoomiyaha Xaafada Salaamey Oo Ka hadlay Laamiga Cusub ee Laga dhisaayo Kontoroolka Alamxaar ilaa iyo Afar irdoodka

0
195

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waa markii ugu Horeysey Wado Laami Rasmi ah laga dhiso Magaalada Baydhabo, tan iyo Burburkii Dowladii dhexe Soomaaliya, kuwaasi oo mudo ay Burbursanayeen wadooyinka Dhismahan Laamiga Cusub hada la saarayo Wadada isku xirta Afar irdoodka iyo ilaa Kontoroolka AL Amxaar ayaa socda mudo ku dhow Lixbilood iyadoo sidoo kale lala dhisaayo Buundooyin wadooyinkaas isku xira, waxaana Mashruucaana iska kaashanaya Dowlada Hoose Degmada Baydhabo iyo Bangiga Aduunka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here