Gudoomiyaha Ururka Naafada KG Oo Codsadey in Loo Gargaaro Dadka Naafada ah.

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka qaba baahiyaha gaar ka ah ee ku nool koonfur galbeed gaar ahaan Magaalada Baydhabo ayaa sheegey in ay u baahan yihiin in ay helaan wax yaabaha aas aasiga ah ee hela dadka kale ee caadiga ah.

Gudoomiyaha Ururka naafada ee koonfur galbeed Mustaf Salaad Cali oo la hadlay raadiyow arlaadi ayaa sheegey in dowladda iyo hay’addaha ka shaqeeya arimahaasi ay ka gaabiyeen in ay helaan waxbarasho, xafiisooyin iyo gar gaar bini’aadinimo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here