Gudoomiyaha Ururka Horumarinta Deegaanka ee Dedo oo ka warbixiyey wax qabadka Mudadii uu jirey ururkaasi.

0
245

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maxamed Abuukra Cali “Tacjiib” waxaa uu gudoomiye u yahay ururka horumarinta Degaanka DEDO, waxaana ururkaani ka jiraa gobolada Baay, Bakool iyo Sh/ Hoose, Wuxuuna Aas aasan yahay mudo ku dhow labo sano.

Ururka horumarinta Degaanka DEDO waxyaabaha uu Degaanka iyo dadka u qabto waxaa ka mid ah in uu ka shaqeeyo horumarinta arimaha Degaanka, wacyi-galinta bulshada, xoojinta afka dhaqanka iyo wacyi-galin ku aadan sidii bulshada ay u xoojin lahayeen tacbashada beeraha.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here