Gudoomiyaha Ururka Dedo Oo ka warmay waxyaabihii u hirgalay intii lagu guda jiray bishii Ramadaanta

0
199

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ururka Dedo oo ka mid ah ururada ka shaqeeya gobolada koonfur galbeed iyo gobolka Banaadir ayaa ururka waxaa uu ku guuleystay in sodonkii maalmood ee la soo dhaafay bishii ramadaan oo u ah sanadkii sedaxaad in ay afuriyaan dadka danta yar ee ku nool degaanada koonfur galbeed gaar ahaan Magalada Baydhabo iyagoo gacan ka helaya ganacsatada iyo bulshada kale ee u taagan in ay walaalahooda ay caawiyaan madaama barnaamijka ay ugu magacdareen Afuri walaalkaaga.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here