Gudoomiyaha Uruka Ubaxa Hormarinta Bulshada Soomaaliyeed Oo Ka hadlay Waxqabadka Ururka tan iyo Markii la aas aasay.

0
178

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ubaxa Hormarinta Bulshada Soomaaliyeed, ayaa ah urur ka shaqeeya Arimaha Bulshada sida Waxbarashada, Taakuleynta dadka danyarta ah wacyigelinta Qabyaalada, kaasi oo hada shaqeynaya mudo lix sana ah, Abdijabriil Aadan Mahamed Gudoomiyaha Ururka Ubaxa Hormarinta Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka hadlayaaa shaqooyinkii ugu muhiim sanaa uu ururka soo qabtay tan iyo markii la aas aasay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here