Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga KG Oo Ka Hadlay Saameynta Dhaqaale uu ku Yeeshay Cudurka Covid19.

0
318

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Sanadkii La soo dhaafay 2020ka Aduunka waxaa si Saa’id uga Faafay Cudurka Covid 19 oo ka soo bilowday Dalka Shiinaha,Cudurka Covid 19 ayaa waxa uu Saameyn Xoogan Ku yeeshay Nolosha Dunida iyo Ganacsiga Iyo dhaqaalaha,Soomaaliya waxay kamid tahay Dalalka uu Saameyay Cudurka dhinacyada Ganacsiga iyo Dhaqaalaha, ka dib markii Sanadkii hore lasoo rogey Xayiraad Lagu Yareenayo Faafitaanka Cudurka Inkasta Xayiraadii badneyd La qaaday.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here