Gudoomiyaha Olombikada KG Oo ka hadlay Muhiimada dhalinyarada u leedahay Cayaaraha.

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Abdiqaadir Shariif Xirow Gudoomiyaha Olombikada KG Oo La hadlayey Radio Arlaadi ayaa waxa uu ka Hadley Muhiimada ay leedahay in Dhalinyarada lagu dhiiri giliyo Ciyaaraha ka qeyb galkooda isagoo sheegaya in Faa’ida badan u leedahay oo ay ka mid yihiin Caafimaadka iyo in ay kaga mashquulaan dhibaatooyinka dalka ka dhacaya.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here