Gudoomiyaha Midowga iskuulada Nidaamiga Ee Baydhabo Oo sheegey in diyaar garow weyn ugu jiraan imtixaanka Shahaadiga ee Dowladda.

0
201

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Laba iyo Tabankii Bishan May warqad ka soo Baxday Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Dowlada Federalka Soomaaliya waxa ay la wadaagtay ardayda ku nool Koonfur-galbeed xaruumaha imtixaanka sanad dugsiyeedka 2020/21 ay ku gali lahaayeen.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here