Gudoomiyaha Midowga Iskuulada Nidaamiga ah ee Magaalda Baydhabo Oo sheegay in waxbarsho bilaash ah ay siinayaan ardayda kaalimaha hore ka gala imtaxaanaadka.

0
292

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gudoomiyaha Midowga Iskuulada Nidaamiga Magaalda Baydhabo ahna Maamulaha Iskuulka Hoose,dhexe iyo Sare ee Macrifa Ustaad Muxydiin Shariif Isack oo Khudbad ujeedinayey Arday Ka galan jibisay barasharada Luugada Ingriiska iyo Carabiga ee Macadka Sun light ayaa sheegay in Midowga iskuulada Nidaamiga Baydhabo ay Waxbarsho lacag la,aan ah siinayo ardaygii kaalinta kowaad ka gala imtixanadka Machadyada Baydhabo ee ka mid ka ha ururka Midowga Iskuulada Nidaamiga Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here